1-Qorsho wanaagsan u daji ganacsigaaga.
2-Qor bishi inta maal mood aad rabto inaad trade garayso
3-Imisa ayaad rabtaa inaad ku darto ganacsigaaga bishan
4-Qasaara imisa ayaad u ogoshahy gamacsigaaga..
5-Maalintii hadaad trade gasho ku xiro Tp ga Iyo sl ka, marnaba ha trade garayn adigoon labadaa qodob aad u samayn.
6-Ku gal suuqa awooda akoon kaaga uu xamilo karo, waayo hadaad ka fikirin taa waxa ay la mid tahay adigoo dabaal aqoon badwaynta aad isku dhax tuurtay
7-Marka lacag kuu dhaqaaqdo, faaidaada bar xiro
Barna ka tag ilaa Tp ga u ogolow iney ku dhacdo Sl kaagana so rar
8-La how Dulqaad.
9-Ku qaabil suuuqa anshax haboon waayo waxani waa ganacsi, Ganacsigana xeer iyo nadaam ayuu kaaga baahan yahay
10-Maalinta aad suuqa qasaarto kala kulanto madskaxda u dajiso maalin kale ayaad heli dontaa,
11-marnaba hasamayn inaad suuqa la xifaal tanto waayo taasi waxa ay kuu keeni kartaa in aad wayso lacagtaadii oo idil waayo suuqa ayaad taxadi lagashay.
0 Comments