1 Marka hore la imow Fikrad  maal gashi

Maskaxdaada Tuuji, asxaabtaada la kaasho reer kaaga la kaasho ugu danbeynti waxa helaysaa Fikrad haboon. 

2 markaa hesho fikirad haboon waxa la gaa rabaa inaad raadiso lacagtii aad ku bilaabi lahayd mashruuca waayo mashruuca waxa furo u ah dhaqaale. Taa la'aanteed mashruuca ma soconayo 

Marka waxa kula gudboon inaad Geed dheer iyo geed gaaban u fuusho. Wadada aad ku heli lahayd

Si lamida sidii fikirada aad ula kaashatay reer kaaga iyo asxaabtaada si la mida ula kaashodhaqaalaha, waayo ill kale oo dhaqaale aad isku hubto mahaysatid.

Ama Hadii ay suura gal tahay mesha aad joogto hadii ay jiraan qollo wax maalgelisa ayaga u tag waa hadii ayba jiraan. Una sheeg sida aad wax u rabto hadii aad isku af garataan shuruudaha ayaga u dagsan. 



3.markaa isku hesho fikradii iyo dhaqaalihi aad ku bilaabi lahayd mashruuca Ugu danbeyn waxa aad gaartay guushaada isku day inaad sii xoojiso lana imaato fikiradd  kale Oo hal abuur

Intaa marka aad samayso waxa kuu shaqaynaysa lacagtaadii adigoo jiifa. 

Waxaadna tahay qof meela kala duwan dakhli ka so xaraynaya. Passive income.