Hadda (Now)!
Hadda (Now), waa waqtiga ugu fiican ee aad haysato.! Hawl ayaad rabtay inaad qabato, laakiin may dhicin. Wixii dhacay way dhaceen, hadda (Now) hawshii baaqatay gaadh oo wixii aad ka qaban karto qabo.
Wixii ku hareer maray oo dhan ,hadda (now) ku salee; baddelkii aad gacmaha laaban lahayd oo aad fiirsan lahayd.
Hadda gaadh. Hadda (now) qabo. Hadda.. hadda.. isla hadda((now).!
0 Comments