Waddamo badan oo ka tirsan qaaradda Yurub waxaa shuruuc gaar ah lagu soo rogay xayiraado ku aaddan xirashadaXijaabka ama in la daboolo wajiga qaar baaba gabi ahaan diiday qaarna ganaax ciqaabeed ayey so saareen qofkii lagu arko niqaab asagoo xiran
Wadamada laga mamnuucay waxa ka mida Ruushka, Faransiis ka, bulgaria, Denmark
WaddamBelgiuiNetherlands ayaa sidoo kale shacabkooda ka mamnuucay Xijaabka.
Netherlands, Xijaabku waxa uu mamnuuc ka yahay Iskuullada, Isbitaallada iyo meelaha ay isugu imaadaan dadweynaha.
Xijaabka ama in la daboolo wajiga qaar baaba gabi ahaan diiday qaarna ganaax ciqaabeed ayey so saareen qofkii lagu arko niqaab asagoo xiran

0 Comments