Akhristow
ma aamisan tahay in suuqani yahay suuq caalamiya?
Mase aamisan tahay in maalin kii lacag gaaraysa 1 trillions off dollars la isku dhaafsado suuqani
Hadaba intaa hadaad amisan tahay waxa aad tahay qof fahan kiisu sareeyo.
Ee kaliya waxa kaa dhiman inaad u kaba gashato suuqani sidii aad guula la taaban karo ugu gaari lahayd.
"no one is born a great trader. One learns by trading" Ogow suuqani qof kasta waa uu bartay ee kuma dhalan ee kolka uu koon kani yimaaday ayuu go aan saday in uu barto suuqani kana natiijo keeno.
Waaad aragtaa oo waad maqashaa Hibil intaa oo guulla ah ayuu sameeyey ee adigu maxa wali ku dhigay halkaa shalay joogtey. oo kaa hor taagan inaad horousocod aad samayso.
Please keep moving.
0 Comments