1Marka Hore is daji si feejigan ula xariir.
2 Telefoon u dir shirkadaha ama hay’adaha ay ka dhacday xatooyada
3 Xir xisaabta cusub sida aan sharciga aheyn lagu furay magacaaga.
4 Iska hubi in aad ogeysiis ka bixiso inaad xisaabta aad xirtay isla markaana lacagaha ka waajibayna aan laguu soo dalcan Karin.
5 Shido digniinada lagu ogaado khiyaanada, kana codso hay’adaha qaabilsan deymaha.
6 U gudbi Warbixinta Xatooyada macluumaadka
7 Una gudbi warbixinta Waaxda Booliska Deegaanka.
8 waxa heli doontaa war ku farxad geliya
0 Comments