Aqriste hadii lagu waydiin lahaa...
Sheeg shaqsigii ugu horreeyey ee somaliya kuna sugan gudaha dalka ee isticmaalay meshiinka lacagta ee loo yaqaano ATM.
Kumma ayuu ahaa...?
Marki ugu horeysay taariikhda Somaliya ATM lacag lagalo baxo gudaha dalka.
Waxaa sameeyay.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud 2015 Bankiga Premier oo ah bangiga ugu horeeyay ee ATM dalka keena xili aan dalka ka jirin dhaqan bangi lagu aamino ama lagu isticmaalo dalka.
Waaxa jirtay xiligaa baahi aad u daran ay u qabeen dadyowga somaliyeed iney helaan bank ay lacagtooda ay dhigtaan, kanna helaan maalgelin, qidmad raali gelisa.
0 Comments