Hogaamiyihu waxa uu hoggaanimadda ku dhaxli karraa laba sifo oo kaliya.

Mid waa u dhalashooo waa fadhri, midna wa waxa uu aaddanaha uu asagga uu kasbado uuna barto,barasahadaas oo ah mid aqoon cuskan tahy mid maadi iyo diini ayna bar bar socoto ilbaxnimadda markaa ka daarran dunidda taagan.

  • Hoggaamiyuhu waa in uu ku suntan yahay ad-adeeg tahay qof shaqsiyadiisu sarreyso lehna go’aan qaadasho oo haboon kolka loo baahdo in qarraar la gaaro.

Xoogga (Quwadda) waa mid jirreed mid caqli iyo mid shaqsiyaddeed, waa tiirrar ka ka mida tiirrarka hoggaamiyaha.

sidda eebe wayne inoo gu waramay quraan kiisakariim ka: )

( قال الله تعالي:(إِنَّ خَيْرَ مَنِ اسْتَأْجَرْتَ الْقَوِيُّ الأَمِينُ

Abbaa dar ayaa ku yeri rasuulka, oo waydiiyay

...يارسول الله الا تستعملني

Rasuulka (scw) ayaa garab ka waxa uu gacanta ka saaray abbaa dar’ asagoo leh “abbaa darrow adiga waxa tahay shaqsi daciifa, hogaan kana waa mid amaana ah, uuna kala kulmayo qofka dhib iyo shalaayti, ilaa qofkii si fiican xaqeeda u gato mooyaane iskana tii-riyo wixi waajiba ee dushiisa ay saartay.

sheekhii waynaa ee islaaam ibnu taymiyah mar uu ka hadlayey hogaanimadda, allaha u naxariistee. Waxa uu yiri abbuu dar waxa uu ahaa qof ka ugu haboon xaga amaanada iyo runta marka loo bar-bar dhigo saxaabigii jaliil ee ka khaalid binnu waliid.

Balse abaa dar waa laga reebay in uu qabto wilaayada iyo maamulka, waayo waxa uu ahaa shaqsi daciifa

  • Sifaha labbaad ee la rabo in uu hoggaamiyuhu lee

yahay, waa in uu ahaadaa geesi.

  • Siffaha saddaxaad ee innaga maqan hadaynu somaali nahay aynu aad ka ugu baahanahy qof caadilla.