Cilmi baaris kasoo baxday dalka Jabaan ayaa lagu ogaaday in Hormone-ka raganimadu hoos u dhaco marka raggu ay hees dhagaysanayaan!
Heesaha sidda wada ognahay diinteena suuban ee diinta islaaamku way xaraamtanimaysay, dhagaysiga heesaha iyo in uu qofka uu heesaa noqdo, waayo uma roona, qayrna uguma jirto aduun iyo aakhiro.
Qollada cilmi baarista samaysay waxa ay ogaadeen in ninka raga aan u wanaagsan sanayn dhagaysiga heesaha, waxa ay baaris ku sameeyeen dadyow fara badan oo dhalin yera oo rag ah oo dhaggesta heesaha.
Waxa ay oggaadeen kolka ay baaris cafimaad ku sameeyeen in hoos u dhac baahsan ay ka muuqato raga badanaa dhagaysiga heesaha badsadda.
Waxa cajiiba qubaradda gaallada in ay haatan ogaadeen dhib ka cafimaad ee laga dhaxlo halka qubaradeena dhagaysiga music 700 oo sano ka hor ayuu Ibnu Taymiyyah yiri: “Salafkii ummaddu Labeeb (nin & naag) ayay u yaqaaneen ragga heesa!

0 Comments