Reerkii faarax amakagaa iyo layaab ayay ku noqotay sheekadda ee uu ugu warra-may wiilkooda faarax,Waaayo kama aysan fillanayn reer ka intaa ah in ay wannaag u fallayaan wiilkooda, Oddeyaashii iyo cuqaashii reerka faarax ka so jeeday ayaa waxa ay go'aan saddeen in martidda haatan bannaan ka taagan la so dhaweeyo, lanna sooro oo la marti qaado, si hab maammuus iyo sumcad ay ku dheehan tahay. Martiddii waa la soorray, si wacan ayaanna lo so dhaweeyay, kolki anba-baxoodii la gaaray 50 ragga ee
fardaha watay, waxa lo soo raaciyay oo lagu so daray midkasta gabar gashaanti eh ayaa hadiyad looga so dhigey, waxaanna saa sameeyay faarax sidaa ayaanna laggu so galbiyay.
Labaddii reer ee collaadda ka dhaxaysay, waxay ay noqdeen xiddid.
Waxaana halkaa ku wallaaloway labaddii reer ee collaadda iyo dirirta ka dhaxaysay.
Gun Iyo Gaba-gabadii.
Dullucda sheekada waa'ay micna badan tahay, hadii aan hal iyo labbo ka tusaalleyo
-In la'ladirriraa qof walaalkaa ama walashaa collaad idin dhaxmartay,ma haboonna ee waxa haboon inaad adigu noqoto astaanta gobbannimada oo adigga cafiska hormuud u noqoto.
-collaadda inaad hurrisaa wa lagu halaagsamaa, inaad nabadeeysaa wa laagu nabbad gellaa.
-Inta aad sabab u noqon lahayd boqollaal qafood dhimashadooda, waxa sabab u noqotaa boqol qafood ka nabadeentood.
-Collaada waa cuddur carruur iyo cirruullaba way cirrib tirtaa
-Collaada waa aafo, caammaday collaadisaa
-Collaada waa nabbar aan’naxariis lahayn, ee dabbar jarra.
Ugu danbayn Aqriste Yaad siin lahayd billada Gobannimadda.
Aabbe guhaad (.. ........)
Faarax. (...... ....)
Layla. (...........)
Farxaan. (...........)
Luul. (...........)
W/Q: Yaxye maxamed Cabdi (Yaa'iyowkooyow)
Dhammaad.

0 Comments