Habeen kii murrugada waa sheeko ka mida sheekooyin ka laga so xigtay collaada...
Sheekadani waxa ay ka wara-maysaa collaad dhax martay laba reerood kala deegaan ahaa balse daris ahaan jiray
Sheekadani waxa ay ka wara-maysaa collaad dhax martay laba reerood kala deegaan ahaa balse daris ahaan jiray
Maalin maalmaha ka mida waxa is dagaalay labadii reer waxa dhax martay colaad aad u daran waxa la isku qaatay hub ka noocyadiisa kala duwanaa ee xiligaa la adeegsan jirray.
Colaada waxa ay noqotay mid aad u daba dheeraatay oo la isku raagay.
Inta ay labada reer colaada dhax marin waxa jiriy wiil la yiraahdo Faarax iyo gabar la yiraahdo layla.
Waxa ka dhaxeeyay labadooda haasaawe, waxa ay ahaayeen kuwa aad isku jecel, jaceylkooduna aad u sareeyo, kala reer ayey ahaayeen. Labada reer ee deegaankaa degan ayay ka so kalla jeedeen.
Nasiib xumo, ayada oo heerkooda jaceyl halkaa maraya kuna, hashiiyeen inay is guursadaan oo faarax ka so doonto reerka layla.
Mudda yer kadib, waxaa dhacday colaad, waxaa sidaa isku waayay labadii is jeclaa oo labada rer ka so kala jeeday.
Colaadii ayaa sii xoogaysatay marka dhaawac iyo dhimasho badan la is gaarsiiyey ayey xogaa colaadii yera dagtay oo qabowday, ayay labadii reer galeen in ay isku habar wacdaan.
Ayadoo xaaladaa dagaal ay oogan tahay oo lagu sugan yahay, ayaa Wiilkii Faarax ahaa waxa uu ka qayb qaatay dagaalka labadda reerood.
kolka ay xabadu qabowday maalma kadib ayuu u so baqoolay, raadinta gabdhii uu jeclaa layla, si uu uso ogaado inay bad qabto iyo in kale.
Inta uu san soo anbabixin ayuu saxiib kiisii farxaan ugu warramay, bixitaan kiisa iyo sida uu wax u rabbo.
Farxaan: ayaa waydiiday saxiib kiisa faarax halkee baad aadaysaa waa adiga ii sheegaya bixitaan kaaga..
Faarax: waxa aan raadinayaa gabadhii aan jeclaa ee la oran jirray layla, maxasuusataa saaxiib.
Farxaan: Haa faarax
Faarax: midaas baan rabaa inaan ka war-doono waa adiga ogayd inaan jeclaa haddana wa jeclahay, kama sii ahaan karro, waa inaan nolol ku so arkaa ama geerri, inta ay dhiisha collaaddu dagan tahay, ayaan ka war-dooni, ee waxa samaysaa, hadii aad in Mudda ah i wayddo raq iyo ruuxdaydda, waxa oggaataa in cadow ay i heleen, inna dileen ee reerkayga iiga u sheeg geerridayda, kuna dheh faarax, reerka baa dillay, asagoo gabadhii uu jaclaa, baadi goob ugu jiirra.
Farxaan: ayaa dood dheer dhax martay asaga iyo saaxiib kii lagu ku qancay hadalkii, sidaas ayayna ku so kalla taggeen.
Faarax: safar kiisa hubanti la'aanta aan anigga qorraaga ah ugu magacdarray, ayuu sii wattay, Wuxuu so socddaba faarax, asaggana waa nin war moog ah, Reer kii layla ay ka dhalatay, ayaa baadi goob ugu jira, muuqiisa maadama uu faarax ahaa abaanduulle wayn oo shaqsi ahaan tiisa uu dillay, dad aad u fara badan, ee reerka layla ka so jeedda, hadii aragti lagu arkana, ay ballantu tahay in la qaarijiyo oo nolosha si fudud lagu dhaafsho.
Faarax ayaa waxa uu soo socdo si nabadda, deegaanka ay layla daganayd, waxa uu si nasiib leh meel hood ah, geed hoostii kalla kulmay gabadhii uu jeclaa ee layla oo la jirta xoollo tirradoodu kontameeya arri' ah.
Farax: Hayaay, War-layla...ma adiga baa, Iwarn.. Ma noshahay?
Layla: faraax waa nabade, ee maxaa halkani ku keenay..?
Faarax: Layla baadi goob kaagii ayaan hayay, waa kuu xiisay..!!
Layla: faaraxow so ma ogid in collaadi labada reer dhax martay, adigunna lagu raadinayo, dhamaan reerkaygu way ku baadi goobayaan, ee mesha ka carrar..
Faarax: layla aniga mesha ka tagi maayo, waxa halkan u imid waa dartaa, adigaa ku soo raadiyay, waxa diyaar u ahay inaan sii anba qaadno, arimaheenii, sidaana isku guursano.
Layla: guur aaa.... Faraxow ma ogid miyaa collaada labada reer dhaxtaalla.
Faarax: anigga wali balanti ayaan waddaa wa ku jeclahay, diyaar baan u ahay inaan ku guri geesto, ee inna mari.
Layla: anigga ku raaci maayo, ilaa aabbahayga ii kaa siyo, ee diyaar ma u tahay..?
Faarax: Haa, diyaar baan u ahay.
Layla: aabbahayga nolol bay kugu raadinayaan, ee wixi uu kugu sameeyo ma ogolaanaysaa, hadii uu ku dilayo iyo hadii uu ku daynayo, diyaar ma u tahay..?
Faarax: Haa, diyaar baan u ahay, wixi aan kalla kulmo.
Layla ayaa so kaxaysay faarax dur-badiiba waxa ay u so kaxaysay dhanka gurrigoodii.
Waa maalin aan la ogeyn, waxa dhici doona...!!
La soco qaybta Xigta

0 Comments