Lamaanaha qarniga dayax daknuurshe iyo farhia
Xaaska fanaanka ayaa ereyo kooban ku cabirtay heerka uu so maray jaceylkooda iyo haatana xaaladda ay ku sugan yihiin.
Waxa ay ku bilowdey:
Nolosha baahi iyo dherrag wey ku so marree lkn noqo qof marwalbo ku faraxsan xaalada uu markaas ku jiro marwalbane xiliga duruufta qofkaaga la faraxsanow.
marna ha dareensin dhibta aad ku jirtaan, waayo qofka haduu kuu da'daali lahaa adigaa culaysinaayo.
Waxa ay tiri mss lady xaaska fanaanka wayn ee dayax dalnuurshe guurkaygaan waxa ka soo maray dhibaatooyin badan oo dhan walbo leh lkn waligeey kama murugoon dhibki markaas aan maraayey.
Waayo ujeedkayga waxa uu ahaa inaan noqono sidda hadda nahay, maherkayga ma cusleyn waxa uu ahaa 10$ oo kaliya, balse abaal gud waxa aan u helay jaceyl aanan waligiis dhamaan iyo ixtiraam, way dhacdey inaan maalinbo asxaab la seexan jirnay way dhacday habayn aan wayney guri aan ku hooyano daruuf darteed. Balse maalin jaceylkeena iyo farxadeena ma nusqaamin.
Alxamdullilaah ayaa mahad leh ayey ku so gaba gabaysey, afadda fanaanka wayn ee dayax dalnuurshe

0 Comments