• Qofka cilmiga leh waa dahab soconaya cid ka nasiib fiicanna ma jirto xitaa haddii ay dhaleen aabo iyo hooyo liita, wax saamayn ah kuma yeelanayaan ninkii carabiga ku gabyey waa kii lahaa:

ُرأيت العلم صاحبه كريما... ولو ولدتْه آبا ٌء لئام

  • dadkiii hore waxay odham jireen qofkaan xaraf ka faa’ido Addoon Ayaan unoqonayaa

(من استفذت له حرفا صرت له عبدا ) 

  • Shiikh Rabiic la odhanjiray waxaa laga soo weriyaa inuu yidhi: kumaan dhiiran inaan biyo cabbo imaamu shaafici oo isoo eegaya Cilimga waa shay sare waxa sarana laguma gaadho si fudud ee waa loo maraa adayg iyo dhibaato. 

  • imaamu shaafici wuxuu yidhi: lama haleelo cilmiga iyada oo duliga lagu sabro mooyaan

(لايدرك العلم إلا بالصبر على الذل) 


  • Cabdullaahi ibnu Cabbaasna waxaa laga weriyey inuu yidhi isaga oo kal hadlayey cilmiga: waan dulloobay markaan dalbayey waana cisoobay markii ani layga dalbay )

(ذللت طالبا وعززت مطلوب) 


  • Cilmiga waxa uu ku siyaadaa in labadiyo bixintiisa(dadka labaro) waxaa uuna ku nuqsaamaa inaad kafka ku adkaysato( aadan cid gaadhsiin)

carabiga ku gabyey waa kii lahaa:

يزيد بكثرة اإلا نفاق من, 

وينقص ان كفّا به شددت    


  • Marka uu ninku reerka ka maqan yahay gurigu il buu la’ yahayMarka haweeneydu ka maqan tahayna labada indhoodba wuu la’ yahay! Murti Mug Weyn.