Arin yaab leh ayaa ka dhacday Bank ku yaala dalka Nigeria.๐Ÿ™„๐Ÿ˜ณ๐Ÿ˜ณ


 Bangiga waxaa ka banaaneed jagadda "maamulaha bangiga"

Ragii soo codsaday waxaa ka mid ahaa nin ilaaladda bangiga  ka mid ahaa, hadii la qaaday imtixaanka kala reebtana isagii ayaa ku soo baxay..


Intuu ilaalada ka mid ahaa ayuu diyaarshay aqoonta bangiga wuxuuna la yimid shahoodooyin la aqoonsan yahay.


 - Maalinta jumcada waxay ahayd maalintii u danbaysay uu ka shaqeeyo amniga bangiga.

- Maalinta Isniinta ahna waxay ahayd maalinta ugu horaysay uu ka shaqo bilaabo xafiiska maamulaha bangiga.


▪︎Nuxurka sheekada ayaa ah:


1. intaad meel joogtid ayaa meel ka sareesa la daydaydaa.


2. Nolosha intaysan ku badalin, waa inaad adigu isbadashaa