Depression الإكتئاب waa dilaaga aamusan balse dadku wili kuma baraarugsana qatarta cudurkan...


Sushant Singh marki lamaqlay warka ahaa actorkan in uu isaga is dilay dad badan aye ku noqotay lama filaan iyo wax aad ugu yar dunida in ay ka dhacdo qof sidan u hormaray in uu isaga is dilo.


Mr singh wuxu ahaa Actor 2013-wixi ka danbeyay filimadiisa aad loogu jeclaa dunida oo dhan balse booliska iyo dhaqaatirta waxay isku raaceyn in uu u dhintay xanuun dhanka maskaxda ah.


depression ayaa sabab u ahaa sida hada la shegay waxa uu qadanayay daawada wal-walka.


Shushant waxa uu lakulmay maalma kooban  murugo tiraanyo dib u go'casho dhibaatoyin soo maray noloshiisii hore iyo cidla is biirsaday inta lagu jiray bandowga  Covid-19. Dalka India.


Mr rajput postigi ugu danbeyay uu soo dhigay instagramkiisa waxa uu ahaa qoraal go'casho ah yaraantiisa waxa uu waayay.


Wuxuu soo dhigay Sawirka hooyadii oo dhimatay 2002-dii markaas oo isaga aad u da' yaraa.


Sidoo kale waxa uu ka naxay geerida ku timid maamulihiisa Disha Salian oo aheyd 28-jir .


Magaca dhaqaalo iyo nolol aad u sareyso kama turjsmeyso inaad hesho faraxad iyo nagaahasha nolosha balse faraxad oo aad hesho ayaa intas oo dhan kaaga wanaagsan.


Sushant wuxu ku dhashay India 14/1/1986. wuxu dhintay 14/6/2020.


Dimashada Sushant waa cashir qof walba uu ka baran karo dhibaatada uu leeyahay Depression-ka